Madaxweyne Farmaajo oo galabta Safar kale oo dalka dibadiisa ah u baxay

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta u duulay magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda. Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa magaalada Kampala uga qeyb galaya shirka loogu magac daray Afrika Now oo beri lagu wado in si rasmi ah uga furmo magaalada Kampala. Shirkan waxaa kasoo qeyb galaya oo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo galabta Safar kale oo dalka dibadiisa ah u baxay